Date: 27-5-2008 |
Waxaan Dad weynaha Kunool geeska Africa ugu bishaaraynaynaa in shirkada kaah ay bilowday mashruuc guryo dhisid kaas oo bilowday sanadkan 2008 waxaa kamid ah mashruucaas oo horgalay Dhismaha Kaah Tower ee Dalka Imaaraadka Carabta
Other News
Test1
Date: 12-6-2008
Test
OGEYSIIN MACAAMIISHA
Date: 11-6-2008
Shirkada xawaalada ee kaah of California oo todobadii sano ee la soo dhaafey u adeegeysey macaamiisheeda ka yimid bariga afrika ee reer san diego noogana bartey aaminaad, iyo adeeg degdega ayaanu u
bishaareyneynaa in shirkadu shaqadeedii u bedeshey “LIVE ONLINE”.
Hana moogaanin in mareykanka gudihiisa aanu u dirno sida gobolada:
MINNEAPOLISMN,
COLUMBUSOHIO,
ATALANTA-GA,
NASHVILLETN,
SEATTLE-WA
VIRGINIA-VA